Rangasthalam waa filimka33-aadee Koonfur Hindiya ah kaasi oo 100 Crore soo xareeyo isku darkiisa gudaha Hindiya iyo daafaha caalamka.

Sidoo kale Rangasthalam waa filimka labaad ee hogaamiye ka yahay RamCharan oo darajada 100 Crore gaaro isku dar ahaan waxaana horey liiskan ugu jiray Magadheere oo 150 Crore soo xareeyay ahna filim AllTimeBlockbuster ah.Fadlan hoos kaga bogo 33-filim ee Koonfur Hindiya sameeyeen kuwaas oo 100 Crore iyo ka badan ganacsi ah sameeyeen isku darka dibad +dal:

1. Baahubali 2 – 1706.5 Cr (Telugu & Tamil, Malayalam & Hindi)2. Baahubali 600 Cr (Telugu & Tamil, Malayalam& Hindi)
3. Enthiran/ Robo/ Robot – 289 Cr (Tamil, Telugu& Hindi)
4. Kabali – 286.75 Cr  (Tamil, Telugu & Hindi)
5. Mersal – 244.8 Cr (Tamil & Telugu)
6. Shankar`s `I` – 239 Cr+ (Tamil, Telugu & Hindi)
7. Khaidi No.150 – 164 Cr (Remake)
8. Shivaji – 155 Cr (Tamil, Telugu & Hindi)
9. Lingaa -154 Cr (Tamil, Telugu & Hindi)
10. Magadheera – 150 Cr (Telugu, Tamil & Malayalam)
11. Srimanthudu 144.55 Cr (Telugu & Tamil)
12. Theri  143.6 Cr (Tamil & Telugu)
13. Puli Murugan 140 Cr (Malayalam & Telugu)
14. Janatha Garage 134.8 Cr (Telugu & Malayalam)
15. Attarintiki Daaredi 131 Cr (No Dubbed Release)
16. Jai Lava Kusa – 130.9 Cr (No Dubbed Release)
17. Sarrainodu 127.6 Cr (Telugu & Malayalam)
18. Vedalam 126 Cr (No Dubbed Release)
19. Thuppakki 125 cr (Tamil &Telugu)
20. Kaththi 125 Cr (No Dubbed Release)
21. Singam 2 – 122 Cr (Tamil, Telugu & Hindi)
22. DJ – 115 Cr (Telugu & Malayalam)
23. Bairavaa – 114 Cr (Tamil &Telugu)
24. Kanchana 2 – 113 Cr+ (Tamil &Telugu)
25. Vivegam 112 Cr  (Tamil &Telugu)
26. Vishwaroopam – 108 Cr (Tamil, Telugu & Hindi)
27.S3(Tamil+Telugu) – 107.7 Cr (Tamil & Telugu)
28. Gabbar Singh 104 Cr (Remake)
29. Rangasthalam 108 Crore (4-maalmood)
30.RaceGurram – 102 Cr (Telugu & Malayalam)
31. Puli – 101.9 Cr (Tamil, Telugu & Hindi)32. ’24’ 100.75 Cr (Tamil &Telugu)33. Dookudu – 100 Cr (Telugu, Tamil & Malayalam)


F.G: Ma Jiro Filim Kale Oo Koonfur Sameeyeen Kaasi Oo 100 Crore Soo Xareeyay Ganacsigiisa Dibad+Dal